U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ereg1

Magac Dheddig
Xaraf ESubg ER4 xar
1

Wax cid si ku-meelgaar ah loogu dhiibto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/llaahi Xasan Bariise iyo Taliyaha Nabadsugidda Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa waxay labaduba u sheegeen warbaahinta in gaariga muddo dheer uu meesha yaallay lagana furay waxyaabaha qarax.

”
“

Khaliif Axmed Ereg oo ah taliyaha Nabadsugida Gobolak Banaadir ee DFKMG ah ayaa sheegay in lix qof ay soo bandhigeen, kuwaasoo qaarkood la soo qabtay iyagoo ku jira kuwo miinooyin gelinayay suuqayo ay dadka ku badan yihiin.

”
“

Khaliif Axmed Ereg oo saxaafada la hadlay qaraxaasi kadib ayaa sheegay in qaraxa loo geliyay wadada qarkeeda uu ahaa Miino la doonayay in isaga lagu dilo, islamarkaana uu Illaah ka badbaadiyay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

E · ER

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ereg - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan