U gudub nuxurka bogga
SABAAD

farabbadan1

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FA10 xar
La Mid AhfarammaggooggoMagac Dheddig
1

Bahal jaadad badan leh oo badda ku nool oo leh jir buufimo yar la moodo iyo siddeed lugood ama gacmood oo dhuudhuuban oo hoos u jeeddada ku leh goobooyin yaryar oo wax ku dhega ama nuuga.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Maanta warka waa la faafiyaa, iyadoo la cuskanayo habab farabbadan oo farsamadeed, oo kuwa ugu casriyaysan ay aad u barteen Soomaalida qurbaha joogta.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
farabbadan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan