U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siddeed

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SI7 xar
1

.t Tirada toddobada iyo sagaalka u dhexeysa; "8".

Tusaale Dheeraad ah3

“

Intii wakhtigaas ka dambaysay Abwaanku, waxa uu sameeyay siddeed Maanso, kuwaas oo xambaarsan aragti diini iyo dacwad ku baaqaysa in Allah loo noqdo, loona hoggaansamo awaamiirtiisa.

”
“

Billaba ku maqaadan ee siddeed iyo toban jir hadda uun jidhkeedu bislaaday oo aannu seed ku celisa lahayn ayuu bogga ka galay oo uu isku ceshaday.

”
“

Sidoo kale, siddeed kooxood oo ah qaybaha kale ayaa iyaguna ku dhawaaqay inay ka baxeen shirka iyagoo ka cabanaya sida loo qaybsaday wakiilada shirka oo ay ku andacoonayaan inaanay helin qaybtii ay xaqa u lahaayeen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siddeed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan