U gudub nuxurka bogga
SABAAD

moodo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg MO5 xar
1

Hab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cadaloolkan oo loo salax-day garoomo diin-fadhi la moodo waxa gigtii ugu horaysayba jeenyaha isla galay wiil googaareedyo Reer-afrika ah oo ka duulay dalka siniin-gaal iyo maryo-alool dalka faraansiya u ciyaar guda.

”
“

"Dadkan tahriibayaasha ah waxaa ku jira haween iyo caruur tiradoodu gaarayso 200 inta kalena waa dhallinyaro da'adoodu u dhexeyso 16-24-jir, oo is le'eg aadna moodo in la isku jaray" ayuu BBC u sheegay qusulka Somalida ee Cadan.

”
“

Cadho awgeed waxaa ka soo baxy qanjidho waaweyn iyo halbowlayaal la moodo abeesooyin dhadhaab madow dul gurguuranaya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · MO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
moodo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan