1
Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
Tusaale Dheeraad ah3
“
Cabdirisaaq Xirsi Xassan waxaa imaanaya magaalada Garoowe 25-12-11 dhaqaatiir Kenyan ah oo ka imaanaya magaalada Nayoobi ee dalka Kenya kuwaas oo qalliin ku samayn doona dadka faruuran.
”“
Qaliinadan ayaa waxaa fulinaya takhaatiir u dhalatay dalka Ingiriiska oo qabiir ku ah qaliinada dadka faruuran.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (1) (f.mg1)
Isrogrog
-rmay, -rantay; -rmi
Xarafka
F · FA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
