U gudub nuxurka bogga
SABAAD

noqosho

Magac Fal
Xaraf NSubg NO7 xar
1

.dh noqo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Weliba noqosho ruuxi ah si kale ayaaba loo eegi karaaye waxay ka shaqaynayeen waa dardargelinta nolosha dunida.

”
“

Meesha ay wax ka bilaabeen marka aynu maanta taariikhda ku qiimayno waxaa la odhan karaa hor u socosho ma ahayn ee waxay ahayd dib u noqosho: sidee baa iyada oo cusboonayn loo dan lee yahay haddana casrigii Rasuulka dib loogu noqonayaa?

”
“

Sababta dabagalku wuxuu noqon kartaa isir, diin, dhalasho, xubin ka noqosho koox bulsho oo gaar ah ama aaminsan siyaasad gaar ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Isrogrog

2

Xarafka

N · NO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
noqosho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan