Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Micne; laqbo; caddeyn.
Dadka deegaankaasi ayaa la yaaban talaabada ay qaadeen Ciidamada Itoobiyanka xili ay yaqaaniin ninkaasi inuu yahay Gudomiyaha Degmada Afgooye oo marar dhowr ah ay la shireen sidaa daraadeed fasir dhab ah looma hayo sababta ay talaabadaas ugu dhaqaaqeen.
Dareemadaasina, waxay dad badan siiyeen fasir ah in Jawiga Somaliland dhabqayo.
Marka la waayo xorriyadii iyo xuquuqdii muwaadiniinta ee dastuurka aynu u codaynay jideeyay, aanay ka baaqsan doonin halaag, iyadoon arrimahani u baahnayn fasir shabciga Somaliland ayaanu jawaabta u dhaafaynaa.
Baro naxwaha Magac Lab →
m.l
Magac Lab (m.l)
F · FA
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag