U gudub nuxurka bogga
SABAAD

micne

Magac Lab
Xaraf MSubg MI5 xar
La Mid AhmacneMagac Lab
1

Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.

2

Qeexidda wax la sharxay la siiyo.

3

Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gurxan: Saddexdaas haddii laga tago, anigu wax kaloo micne leh garan maayo, ee ma qabyaalad iyo qashinkeedaynu galnaa?

”
“

Waa murti micne weyn ku fadhida aan dad badani qota-dheerideeda dhuuxi karin.

”
“

Murankaas ayaa tariikhda ku caan baxay ‘murankii Byzantium’ oo halqabsi looga dhigaa wixii muran ama dood ah ee aan micne lahayn, sida su’aalaha sare ee aqoonyahan badan oo hawl weyn looga fadhiyay ay ku habsaameen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
micne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan