U gudub nuxurka bogga
SABAAD

feedh

Magac Dheddig
Naxwe-dho, m.lDaawada
Xaraf FSubg FE5 xar
1

Mid ka mid ah lafaha dhuudhuuban oo xoodan, kuwaas oo sameeya qafis daboola ilaaliyana wadnaha iyo sambabada. Feedhuhu waxay u samaysanyihiin lammaane ku xidhan taxanaha lafdhabarta xammaaratada, shimbiraha iyo naasleyda) ilaa iyo kalxanta oo xagga hore ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Habar dalkaas u dhalatay ayaa gafuurka feedh lagaga dhuftay, kadib markii ay boqorka afka u dhuubtay oo damacday inay dhunkato, laakiin ilaaladii u malaysay inay habartu boqorka qaniinayso.

”
“

Tyson waxa uu ka soo jeeday midig oo uu hortaagnaa Etienne oo isagu dhabarka kaga Dhuftay feedh, waxaanay u muuqatay khalad, kadib Tyson gacantiisa midig ayuu ku feedhay oo uu kaga Dhuftay daanka, taas oo ku riday xadhiga madasha feedhka.

”
“

Laba beelood oo is feedh dega, isu wada ah “xidid” iyo “xigaal” iyo “xundhuro” isku yaal yaal, ayay xurguf dhuleed ka dhex oogantey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dho, m.l

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

F · FE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
feedh - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan