U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiiqan1

Fal Magu (1)
Naxwe-qmay, -qantay; -qmi
Xaraf FSubg FI6 xar
1

Wax dubka laga qaaday noqosho.

2

Wax caarad dhuuban loo yeelay noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhamaantood waa dhinaca ka soo horjeeda xagasha fiiqan 30 ° ah oo loo qaybshay shakaalka.

”
“

Akhyaartayada dhegaha fiiq-fiiqan ee suuqa naga maqlow.

”
“

Dabkan ka dhashay fiilooyinka korontada ee fiiqan ayaa sidoo kale sababay in uu ku dhinto mid kamid shaqaale turkiyaan ah oo dhisayay buunta dul marta wabiga isagoo ku dhacay wabiga iyadoo ilaa haatan ciidanku ay baadigoobayaan meydkiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (1) (f.mg1)

Isrogrog

-qmay, -qantay; -qmi

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiiqan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan