Tusaale Dheeraad ah3
“
Ra'iisul Wasaaraha Falastiiniyiinta, Mahmoud Cabbas, ayaa cambaareeyay tallaabada ay qaaday Israa’iil oo uu ku tilmaamay dambi foolxun, isagoo sheegay in ay tani horjoogsanayso dadaalkiisa uu ku qabqaban lahaa kooxaha hubaysan.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-umaa, -umayd
Xarafka
F · FO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
