U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dambi

Magac Lab
Xaraf DSubg DA5 xar
La Mid AhdembiMagac Lab
1

Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan.

2

Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa dhawaan wareysi uu saxaafada siiyay ku sheegay in duqeynta dadka lagu dilo aysan iyagu mas'uul ka ahay, bale ay tahay mid la doonayo in iyaga dambi loogu yeelo.

”
“

. Anigoo muddo badan ka soo shaqeynayay hawsha garsoorka oo ah mid miisaan aad u culus leh, lama cadayn dambi aan ku waayay xuquuqdaydii shaqo arrintaasi oo khilaafsan qodobka 21aad xubintiisa 3aad ee dastuurka JSL.

”
“

Go'aanka ay gaartay Maxkamada sare ee Mareykanka ayaa irdaha u furaya in la dacweyn karo shaqsi kasta oo lagu helo inuu dambi ka dhan ah Bani'aadamka geystay intii uu ka tirsanaa Xukuumadii Somalia ee dhacday 1991.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dambi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan