Tusaale Dheeraad ah3
“
Lumumba isagoo safiirka iyo dawladdiisa uga mahadinaya sama wanaagooda ayuu misna la socdsiiyey: “Iyadoo shicbigaygu duhur cad isoo doorteen, iga ma suuroobi karto inaan sidii tuug fuley ah saq dhexe dhuumasho habeen kaga baxo dalkaygii.”
”“
Ra'isal Wasaraha ayaa markii dambe kulamo la qaatey xildhibaanada Barlamanka kuwaas oo su'aalo ka weydiinayey qorshayaasha dowlada iyo waxyaalaha u fuley tan iyo intii uu xilka qabtey.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-yo, m.dh
Xarafka
F · FU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
