U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saq

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA3 xar
1

Hurdo dheer.

2

Habeen bar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qaraxaasi ayaa xalay saq badhkii waxa uu ka dhacay irida hore ee Hotel Karaama, halkaasi oo ay markaa ku sugnayd Booyada ay leedahay Afrikan oo meesha shalay galab cilad ku heshay.

”
“

Socdaalkaa madaxweynaha wuxuu ahaa kadiso uu guureeyay saq dhexe.

”
“

Saacaddu way isgaraacaysaa, waa saq dhexe, 24kii (zero hour), guyaashu way is tareen, afartan gu’ bay baarka jartay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saq - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan