U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duhur

Magac Lab
Xaraf DSubg DU5 xar
1

Waqtiga u dhexeeya harka ilaa casarka.

2

Salaadda xilliga la tukado. duhur-kulul m.l Xilliga u dhexeeya 1-da duhurnimo ilaa 2-da.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Taliye Muse Dhqub iyo ku-xigeenkiisa ayaa dhintey kadib markii kooxihii dagaalka wadey weerer gaadmo ah ku-soo qaadeen magaalada duhur-nimadii shaley 24 Dec,2009 kaas oo sababey in ciidamada Daraawiishta Puntland soo galaan dagaalka.

”
“

Duhur dabadii ayaa weerar qabax laysku siiyey.

”
“

Haddii la waayo ruux carabi yaqaanna dadkaas salaad jimce ku waajibi mayso, ee waxay tukanayaan salaad duhur.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duhur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan