1
c) Waxaa jira magacyo gobollada qaarkood ay cayntiisa ka dhigaan lab, kuwana dheddig. Sidaas ay tahay ereyga micnihiisa iyo qaabkiisa kale waa isku mid, sida: arrinka / arrinta, guddiga / guddida, ballanka / ballanta, iwm. Markaas oo kale hal erey uun baa la adeegsaday isagoo lagu hor qorayo astaanta labadiisa cayn naxweed oo loo dhexaysiinayo sumadda (/): m.l/dh (magac lab/dheddig).
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
tuug m.dh
Xarafka
T · TU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
