U gudub nuxurka bogga
SABAAD

furasho

Magac Fal
Xaraf FSubg FU7 xar
1

.dh

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markab watay Calanka Malta oo ay siidaayeen Kooxha burcad badeeda Soomaalida Macada ilaa hada wax Madax furasho lacageed ah oo ay qaateen Kooxaha burcad badeeda..

”
“

Ninkaan oo magaciisa ku soo gaabshay Daybad ayaa Idaacada BBC-da laanteeda Af-Somaaliga u sheegey in lacagta madax furshada aysan weli sheegin isaga oo beeniyey in horey madax furasho u dalbadeen.

”
“

Kooxahan ayaa wariyaha ku wareejiyey Odayaal ku howlanaa sii deyntiisa kuwaas oo sheegey in aysan bixin wax madax furasho ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
furasho - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan