Tusaale Dheeraad ah3
β
Haddaba fikir gaaban ka dib, si aanay qalanjadan caawa maankiisa ku miranaysaa u dhaafin wuxuu is tusay in xalka ugu habbooni yahay inuu furo ooridiisii Xaliimo ee uu sideetamaadkii guursaday, haddana carruurteedu ubadkaba leeyihiin.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Gudbe/Magu (3) (f.g/mg3)
Isrogrog
-rtay, -ratay
Xarafka
F Β· FU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
