Tusaale Dheeraad ah3
β
Golaha Wasiirada oo maalintii shaley lagu dhawaaqey ayaa ka kooban 15 Wasiir iyada oo aysan ka muuqan xubno si aada ah ugu dhowaa Madaxweyne Cabdulahi sida Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Gacmadheere.
ββ
Hadaba Gacmadheere waxa uu ka tagay Somaliland sanadkii 1971, kadib markii uu dalka Somaliya qabsadday kaligii talihii Siyad Barre.
ββ
Uururka Darlington (Gacmodheere) Foundation ee Somaliland Waxaan isla afgarnay in aanu samayno Urur aanu ugu magac darnay Darlington oo looyaqanay Gacmadheere.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
