U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fikir1

Magac Lab
Xaraf FSubg FI5 xar
La Mid Ahfeker1Magac Lab
1

Garasho.

2

Wax qofka maskaxdiisa ku soo dhaca oo uu iskula hadlo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Qayb yar oo dadka ka mid ah ayaa dedefaynaya fikir xukuumadui ku diidan tahay.

”
“

Haddaba fikir gaaban ka dib, si aanay qalanjadan caawa maankiisa ku miranaysaa u dhaafin wuxuu is tusay in xalka ugu habbooni yahay inuu furo ooridiisii Xaliimo ee uu sideetamaadkii guursaday, haddana carruurteedu ubadkaba leeyihiin.

”
“

Gudoomiyaha baarlamaanku wuxuu sheegay in xildhibaanadu ay fikirkooda muujin karaan, balse aan loo baahnayn inay muujiyaan fikir sababi kara khilaaf, isagoo intaas ku daray in muranka jira uu yahay mid xal loo heli doono dhawaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fikir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan