Tusaale Dheeraad ah3
β
Sidoo kale xaaskiisa anigu maan arag, laakiin waxay dadku ku sheegayeen inay ahayd naag ad-adag oo dagaalyahan ah, isla markaana daacad ayey u ahayd ninkeeda.
ββ
"Howlgaladeenu way guulaysteen, waxaana ku qabanay 155 dagaalyahan oo isugu jira Somali iyo Ethiopian; waxay lug ku yeesheen dagaaladii dhacay, waxaana gacanta ku soo dhigay ciidamadeena Milateriga oo ay taageerayaan booliiska" ayuu yiri George Saitoti.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-nno, m.dh
Xarafka
D Β· DA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
