U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hoggaamiye

Magac Lab
Naxwe-yayaal, m.l/dh
Xaraf HSubg HO10 xar
1

1.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale, waxaa iyaguna dib ugu soo laabtay magaalada Eldoret inta badan ergooyinkii Soomaaliyeed ee fasaxa ku maqnaa marka laga reebo hoggaamiye kooxeedyada qaarkood oo ku maqan Soomaaliya.

”
“

Buugga, waxaa sidoo kale wehel ka dhigan kara qof kasta oo rajo ka qaba in uu noqdo hoggaamiye la mahadiyey.

”
“

"Hoggaamiye Kooxeed waxaa ahaa oo qori la macmiilay, waxna ku raadiyay Cabdullaahi Yuusuf iyo Sheekh Shariif, wixii aan ku raadinayay hubna waan ku waayay" ayuu yiri Maxamed Qanyare oo u waramayay Idaacadda laanta afka Somaliga ku hadasha ee VOA.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-yayaal, m.l/dh

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hoggaamiye - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan