U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gale

Magac Lab
Naxwe-layaal, m.l/dh
Xaraf GSubg GA4 xar
1

Cudur ku dhaca xubnaha taranka ee dadka, oo keena dhabar xanuun iyo dhalmo la'aan; jabto.

2
3

Gebi tog.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu Siyaasadda soo gale kadib markii uu ku biiray xisbigii gobanimodoonka ahaa ee SYL 1944.

”
“

Haddan araarta intaas ku soo koobo, maansadan aan u bixiyay "Saymo Gale" oo aan curiyay bishan September 11 keedii 2011 ka waxa ay ka hadlaysaa cadowgaas iyo dhibaatooyinka ay insaanka oo dhan ku hayaan.

”
“

“Weerarkii xalay aan ku qaadnay ciidamada caddowga Itoobiya waxaa nooga shahiiday labo jano gale, waxaana dhinaca caddowga amxaarada ugu dilnay oo aan aragnay shan” ayuu yiri Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-layaal, m.l/dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gale - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan