U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dabayl1

Magac Dheddig
Naxwe-lo, m.l
Xaraf DSubg DA6 xar
1

Hawo xoog leh oo dhan u socota.

2

Xanfar; siigo.

3

Rooxaan ama jinniyo la aaminsanyahay in dadka ay marto ku reebto suuxdin ama xubinno qallal.

4

Dhanka dabayshu ka socoto. 5.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dabayl ayaa dhanka kale sheegay inay socdaan wada hadlo lala leeyahay Budhcad Badeed kuwaasi oo ay odayaasha Deegaanku garwadeen ka yihiin, ujeedka wadaladaasi ayuu sheegay inay looga gol leeyahay sidii loog sii dayn lahaa dadkaasi si nabad ah.

”
“

Maalintii xigtay xilli barqa ah ayaa garoonkii Prague diyaaraddii soo caga dhigatay iyadoo dabayl dhaxan qaboobi ka dhacayso.

”
“

Roobabkaasi ayaa waxa la sheegay inay heleen xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo halkaasi oo ay Biyo dhigeen, dadka deegaan ayaa noo sheegay inuu ahaa mid degan oo aan haba yaraateee wadan wax Dabayl ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-lo, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dabayl - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan