U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gan1

Magac Lab
Xaraf GSubg GA3 xar
1

Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.

2

Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.

3

Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alla u naxariisaygii waxa lagu tilmaami jiray nin gan-ged-god iyo godoba yaqaan.

”
“

Sida ka muuqata Video-gan hoose waxaa baahi u dhimanaya dadkii loogu talo galay raashinkaas oo adduunku ugu deeqay, adigoo indhahaaga ku arki kara loorarkii raashinkaas oo ay ka muuqato calaamadda WFP ama USAID.

”
“

Warbixin: Dadaallada Helidda Xaquuqaadka Dumarka Haweenka ku nool Mareykanka iyo dunida daafeheeda, ayaa wali hal-gan adag ugu jira sidii ay u heli lahayeen xuquuqo aas'aasi ah oo ay sheegeen inaanay ka helin bulshooyinka ay la nool yihiin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan