Tusaale Dheeraad ah3
“
Dagaalo ka dhacey gudaha Ethiopia Ciidamada Jabhadda ONLF ee ka dagaalama Gobolka Somalida Ethiopia(Ogaden) ayaa lagu soo waramayaa in ay weeraro ku qaadeen xeryaha ciidamada Ethiopia ay ku leeyihiin magaalooyinka Qabridahare, Fiiq iyo Garbo.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
G · GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
