U gudub nuxurka bogga
SABAAD

beyd

Magac Lab
Naxwe-dad, m.l
Xaraf BSubg BE4 xar
1

Guri; aqal.

2

Tusaale Dheeraad ah3

“

Shaybaadhka Xeel-dheere: Xayiraadda Abaaddey Iyo Go’aanada maxkamadaha ee Isku Cayn Iyo Beyd Go’an.

”
“

Cumar Xuseen Austraali iyo Heebaan oo Ciise Muuse ah waxaa dhex maray xurguf Suugaameed oo aan wax badani naga soo gaadhin Labadan oday waxa dhex maray gabayo faan ah oo aannu beyd-beyd ka hayno.

”
“

Waxa la sheegay markii gabayga uu dhameeyey inuu Salaan ka kaxeeyey goobtii una sheegay in ninka la sheegayaa uu yahay nin aan u dhigmin oo beyd gaab ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dad, m.l

Xarafka

B · BE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
beyd - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan