U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gashan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf GSubg GA6 xar
1

Wax shay la fasilay ama la tolay xiran ahaansho. gashanaan m.f.dh gashan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

S: ururada diiwaan-gashan ee aad miiska la fadhiisateen dhammaantood waa reer Hargeysa, markaa ma reer Hargeysa uun baa ka wada-hadlaya Aayaha dalka?

”
β€œ

Waxay ku sigatay inay dabaqa sagaalaad daaqadda ka booddo, kamase dhabayne iyadoon kabihii dhaxanta gashan bay albaab- ka isku qaadday.

”
β€œ

Kulmiyana wuxu ka faa'iidaystay uun oo kaliya fursado badan oo ay Udub siisay. 1)-udub wuxu baylihiyey taaageerayaashiisii, Kulmiyana wuxu cidla ka helay shicibkii oo anay udub waxba gashan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gashan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan