U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ged

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf GSubg GE3 xar
1

Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad.

2

G.diisa: caadadiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Golaha Ged-yaqaan ee dawladda Reer Miyiga ayaa Musharaxa Reer Miyiga u magacaabay Abwaanka Mucjisida ah ee Cali Mooge.

”
“

Maxamed Ibraahim Cigaal, waxaan ku aqaanay Ged-yaqaan, God-yaqaan, Gar iyo Gobanimo maanshaysay.

”
“

Anigoo jawaabtan sii tafsiirinaya komishanku wuxu geed dheer iyo ged gaabanba u fuulay sidii uu ug a taqalusi lahaa xisbiga talada hayey ee UDUB, taana waxa kuu cadaynays sidii aan qarsoodiga lahayn ee uu u naas-nuujinayey xisbiga KULMIYE.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

G · GE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ged - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan