Tusaale Dheeraad ah3
“
Burhaan Warsame Cigaal oo saxaafada qaarkeed la hadlay ayaa sheegay in mudo kadib gurigiisii dib loogu celiyay inkasta oo uu xabsi guri ku jiro.
”“
-dii May 2002 ayuu alla ha u naxariistee marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii Hore ee Somaliland) ku geeriyooday magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, halkaas oo uu tagay caafimaad.
”“
Cabdilaahi F. Cigaal waxaa uu hore uga soo shaqeeyey public water supply & sanitaionka magaalooyinka Minneapolis iyo Bloomington ee Minnesota iyo magaalada Brookings ee South Dakota.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-llo m.dh
Xarafka
C · CI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
