Tusaale Dheeraad ah3
β
Adduunyadu in ay filim tahay duqii qabay geeri buu qarka u saran yahay; murugo iyo muusanaw buu dabinta la ruugayaa; Ciil iyo caloolyow buu habeen walba la caweeyaa, iyaduna guur iyo geyaan bay isku diyaarinaysaa.
ββ
Haruumarka ugu weyni waa in bulshadu hesho wadooyin isku xidha magaalooyinka waaweyn,tuulooyinka,iyo beeraleyda ku nool daafaha wadanka, ee aan awoodi karin in ay waxsoo saarkooda (dalagooda) u iib geyaan magallooyinka.
ββ
Qaradkayguna caawana qal-qaloocshe odayow, maadigaa habraha yidhi golayaasha qarankiyo ma geyaan wasiirada.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
G Β· GE
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
