U gudub nuxurka bogga
SABAAD

caloolyow1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA9 xar
1

Welwel iyo walaac ku dhasha qof marka uu la kulmo arrin adag oo uusan xal u haynin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Adduunyadu in ay filim tahay duqii qabay geeri buu qarka u saran yahay; murugo iyo muusanaw buu dabinta la ruugayaa; Ciil iyo caloolyow buu habeen walba la caweeyaa, iyaduna guur iyo geyaan bay isku diyaarinaysaa.

”
“

Caloolyow iyo calaacal bay la ledi wayday.

”
“

Muraaqood iyo caloolyow intay ku beereen ereyadii ku xardhanaa waraaqdu, ayey ismoogaan ugu tagtay Ilhaan oo weli madbakha dhex meeraysa si uu wakhtigu u dhaco.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
caloolyow - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD