U gudub nuxurka bogga
SABAAD

giraan

Magac Dheddig
Naxwe-nno, m.l
Xaraf GSubg GI6 xar
La Mid Ahgarangar1Magac Dheddig
1

Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto.

2

Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Doorashadan lala rafanayo ayaa waxay ka dhaxaysaa nin mucaarad ah, oo magaciisa la yidhaa Shumburo Giraan Moorgan iyo oday Mugaawe oo ka soo jeeda xisbi Udubkiisa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-nno, m.l

Xarafka

G · GI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
giraan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan