U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dego

Fal Magu (3)
Naxwe-gtay, -gatay
Xaraf DSubg DE4 xar
1

Shax, turub, iwm bad dhigasho.

2

Ku d.: cid marti u noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aan u dego dulucda qormada e, saxaafaddu waa unug ka mid ah hay'adaha madaniga ah ee ummadeed.

”
“

Waxaa hubaal ah in hubka la isugu soo dhiibaa uu ka soo dego dhul Soomaaliyeed waa Berberee, waxaa kaloo xaqiiqo ah in Hub ay ku kala adkaan karaan si dagaalku u soo afjarmo aysan qolana u siin si gumaadku u sii daba dheeraado oo aan lookala xoogroonaan.

”
“

Xaaladda dalka Yeman ayaa iminka u muuqata mid faraha ka sii baxeysa, kadib markii uu burburay wada hadalo la doonayay in xilka uu ka dego Madaxweyne Saalah, waxayna xaalada sii cakirtay markii maanta uu kusoo laabtay Sanca.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-gtay, -gatay

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dego - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan