U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faraxsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FA8 xar
1

Wax farax dareemaya ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

C/weli ayaa oo goobta xaflada ka hadlay ayaa yiri ” Bilad sharafta la igoonsiiyey kaligay ma lihi ee guushaas waxaa illa wadaaga wasiiradayda oo guushaas illa keenay” ayuu yiri Gaas oo aad u faraxsan.

”
“

Faysal, oo hadlay siidaynta kadib ayaa u mahadnaqay Alle kadib M-wayne Faroole oo cafis u fidiyay wuxuuna sheegay in aad ugu faraxsan yahay in uu dib u helo xoriyadiisii.

”
“

Duqa magaalada Borama Cabdiraxmaan Shide Bile oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin 16-sano guuradii kasoo wareegtay gooni isku taaga dowlada madaxa banaan ee Somaliland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faraxsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan