U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guulaamo

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU8 xar
1

Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa.

2

Qiiq si xoog leh isu qabsaday.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Bahashaas najiido ah oo gebi ahaanba garashada dadku gunta ka riijisay oo dareemadeeduna suxun u gawaan raaceen, ayaa maxkamadda loo gudbiyay iyadoo guulaamo, guux iyo gunuusyo badani daba siigaynayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guulaamo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan