U gudub nuxurka bogga
SABAAD

daruuro1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DA7 xar
1

Siriqda loo yeelo xarig wax lagu qabanayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa laga soo fuuli karaa dhinaca koonfureed oo ay inteeda badan dhulka u dhawdahay ama meelaha qaar la simantahay balse dhinaca woqooyi waxa adag inaad si fiican u aragto dhulka hoose oo daruuro iyo ceeryaamo kaa qarinayaan.

”
“

Cadaado waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl saa'idana aan lahayn qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.

”
“

Dadweynihii salaadda roob-doonka ah tukaday ayaa waxay iyagoo gacmaha sare u qaadaya ALLE ka baryeen inuu roob u keeno si ummaddu ay uga baxdo abaaraha, waxaana intii ay ducadu socotay soo da’ay roob yar, waxaana cirka ka muuqday daruuro roobaab madow.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
daruuro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan