U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habaas

Magac Lab
Naxwexoolo
Xaraf HSubg HA6 xar
1

Ciid budo ah oo dabayshu kiciso.

2

H. ah: jimic .

Tusaale Dheeraad ah3

“

Darawalkii gaariga iyo dhowr ruux oo kale oo la socday gaariga ayaa ka badbaaday qaraxaas, iyadoo dad ka dhawaa halka miinadu ka qaraxday sheegeen in miinadu ahayd mid xooggan oo habaas badan kicisay.

”
“

Markaa kadib, waxay qoorsadeen waddada Habaas-weyn.

”
“

Muraayaddii qalbiga ee ay sida wacan u ilaalin jirtay dheel dheel iyo dhoof ayey inta uu habaas uga buuxsamay ku jabtay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

xoolo

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan