U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wacan

Fal Magu (4)
Naxwe-cnaa, -cnayd
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Wax wanaagsan ahaansho.

2

Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabadhaasi waxa weeye gabadh garaad wacan, xarago badan, asluub fiican, muuq, joog iyo quruxna u dhalatay.

”
“

Maxamad Cabdulle Xasan ayaa tilmaan wacan ka bixiyay noloshii ay xilligaas ku sugnaayeen degmooyinka maamulladaas.

”
“

Sidoo kale wasiirka Xanaada Xoolaha oo isna munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in laga bilaano Gobolada shexe ilaa raaskanbooni ay ka dheceen dabeylo iyo daad baabiinkara magaalooyin taasina ay ugu wacan tahay dhirta Soomaaliya oo macno daro la isga jaro.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-cnaa, -cnayd

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wacan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan