U gudub nuxurka bogga
SABAAD

aaddan1

Magac Lab
Xaraf ASubg AA6 xar
La Mid Ahaadaan1Magac Lab
1

Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda.

2

Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wararka ayaa waxay sheegayaan in xukumadda cusub loo qaadayo codka kalsoonida iyadoo ay jiraan weli kala aragti duwanaasho ku aaddan qaabka codka loogu qaadayo xukuumadda cusub.

”
“

BBC-Aragtida dowladda Mareykanka ee ku aaddan shirka kooxaha Soomaalida uga socda dalka Kenya ee hadda gaar ahaanna isku cakiran, ka dib markii la isku mari waayey tirada xubnaha baarlaamka ay Soomaaliya yeelanayso.

”
“

• Doorkii culammadu ku lahaan jireen hurummarka iyo badbaadada ummadda iyo kan hadda kaga aaddan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

A · AA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
aaddan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan