U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hanjabaad

Magac Dheddig
Xaraf HSubg HA9 xar
1

Ereyo iyo cagajuglayn cid lagu cabsi gelinayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Axmed Cismaan Kuuloow ayaa maanta ku dhawaaqay inuu shaqadiisii ka tagay, kadib markii ay hanjabaad kaga timid kooxaha DF ka horjeeda, sida uu saxaafada u sheegay.

”
“

Ehelada marxuumka qaarkood ayaa wariyeyaasha si hoose ugu sheegay in dhowr jeer fariimo hanjabaad ah loo soo diray, taasoo salka ku haysa howsha ay hayso hay'adiisa, iyadoo kooxaha falka geystay ay baxsadeen.

”
“

Saraakiisha AMISOM ayaa ka digay hanjabaad ka timid Ururka Al-shabaab oo ku wajahan xukuumada Uganda iyo ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan, iyadoo Afhayeenka AMSIOM uu sheegay inay feejignaan ku jiraan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hanjabaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan