U gudub nuxurka bogga
SABAAD

feejignaan

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FE10 xar
La Mid AhfeeyignaanMagac Dheddig

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamadan Ajnabiga ah oo ku hubeysan qoryaha casriga ah ayaa waxaa la arki karaa iyaga oo kor ka ilalinaya xubnaha shirkadda iyagoo feejignaan sare ka qaba kuwa Soomaalida ah ee la socda.

”
“

Aad baan ugu riyaaqay, wax aanan ku akhriyay feejignaan iyo baadhitaan, waayo waan dareensaa oo garansanaa baaxaddeeda iyo qiimigeeda.

”
“

Waxa lagu jiraa waqti aad u xasaasi ah oo ay gobolka isku hirdiyayaan siyaasado iska soo horjeeda oo saamayn ku leh Somaliland iyo Somaliya, kuwaasi oo loo baahan yahay in si taxaddar iyo feejignaan leh loola socdo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
feejignaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan