U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haqab

Magac Lab
Xaraf HSubg HA5 xar
1

Baahi, dan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana joogay mid kamid ah abwaanada Somaliland ee reer Holland oo la yidhaahdo Nuuradiin oo dhallinta iyo waayeelba ka haqab tiray muusig casriya.

”
“

Waxaad ku mahadsan tihiin markasta sida aad uga haqab tirtaan shacabka Somaliland wararka dibada iyo gudaha, idinka oo hadh iyo habeen u heelan sidii aad u soo gudbin lahaydeen wararka kuwii ugu dambeyay markasta.

”
“

A. Garas), waad ku mahadsan tahay sida tifaftiran ee haqab la’aanta ah ee aanu hirarka kaala socono.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haqab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan