U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garas

Magac Lab
Xaraf GSubg GA5 xar
1

Geed weyn oo ka mid ah geedmadowga ama geed-abaareedka oo leh miro la cuno iyo hoos wanaagsan.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Gowraca ehelku waa guul, garaadkuna weli kama korin reer Garas waa gob iyo reer Gumar waa gun.

”
β€œ

Dadka degmada Balcad ayaa waxay sheegeen in dhowr ruux oo lugaha iyo gacmaha ka xiran ay wateen xoogagga Maxkamdaha kuwaasoo la xusay in laga soo qabqabtay tuulo ku dhow Balcad oo lagu magacaabo Garas-deelle.

”
β€œ

Weriye Axmed Cali Garas, wuxuu intaa ku daray in Boqorka halkaas lagu caleemo-saaray uu yahay boqor Ciise Haybe Khayre oo noqday boqorka beesha Arab.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G Β· GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan