U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hawlgab1

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf HSubg HA7 xar
1

H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Howsha galmada waxay u baahantahay inuu jiro Rabitaan (Lipido), Kacsi (Arousal) iyo Biyo-bax (Orgasm), haddii saddexdaas mid la waayo hawlgab ayaa jiro.

”
“

. Tixgelin la’aan dastuur/sharci, 2. Hawlgab hay’daha dawliga ah, 3. Ku takrifal hanti bulsheed.

”
“

Waxa uu shaqaale rasmiya ka ahaa aqalka madaxtooyada ee Jabuuti tan iyo intuu hawlgab noqonayey.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hawlgab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan