U gudub nuxurka bogga
SABAAD

tixgelin

Magac Fal
Xaraf TSubg TI8 xar
1

.dh tixgeli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baaqaan ayaan la garanayn sida uu ku noqon karo mid hirgala iyadoo baaqyo intaan ka badan oo ka yimid gudaha dalka iyo dhanka beesha calaamka ay noqdeen kuwo aan dhulka laga soo qaadin oo aan wax tixgelin ah la siin.

”
“

Qoyska Reer Oomaar waxa uu ahaa xoolo dhaqato hodan ah oo aad looga tixgelin jiray bulshada dhexdeeda.

”
“

. Cod-bixintu way soconaysaa wakhtiga xidhitaanka la tixgelin mayo, haddii ay jiraan cod-bixiyayaal safka ku jira oo aan weli codkooda bixin ilaa ay ka dhamaanayaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
tixgelin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan