1
Xaalad arag oo ay fallaraha ifku ku dhacayaan meel ka dambeysa xuubka aragga (reetina) marka qofku si caadi ah wax u eegayo. Wixii yaal meel ka dhaw lix mitir si fiican u muuqan maayan, wixii yaal lix mitir meel ka fogna si fiican u muuqan mayaan laaki in mararka qaarkood indhaha oo la khasbo ayaa lagu arkaa. Waxa ugu fiican ayadoo la qaato muraayadaha indhaha oo takhtar uu qoro.
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-ooyin, ml.
Cilmiga
Daawada (daaw.)
Xarafka
H Β· HA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
