U gudub nuxurka bogga
SABAAD

takhtar1

Magac Lab
Naxwe-rro/-khaatiir, m.dh
Xaraf TSubg TA7 xar
1

Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta.

Tusaale Dheeraad ah1

“

. AllPuntland ma daabacdo tacsi aan jiritaanka geerida qofka dhintay lagu xaqiijin warqad takhtar, mid booliis ama uusan xaqiijin hawl wadeen AllPuntland, qof ama mas'uul kale oo AllPuntland aqoonsan tahay wargalnimadiisa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro/-khaatiir, m.dh

Xarafka

T · TA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
takhtar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan