U gudub nuxurka bogga
SABAAD

heello

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf HSubg HE6 xar
1

Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Heesaha qaraamiga ee habdhaca dhaantada ku dhisan waxaa loo yaqaan heello magacaas oo laga keenay jiibta isla ciyaartaas ee caanka ah.

”
β€œ

Marka uu ragga la joogo wuxuu iska dhigaa nimaan dumarka dan iyo heello ka lahayn, hadda maankiisa iyo madaxiisana miridh kama maqnaadaan.

”
β€œ

Labadaas nin waxa ay kala yihiin Johnsson Heello iyo Martin Owen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

H Β· HE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
heello - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan