U gudub nuxurka bogga
SABAAD

horee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-reeyay, -reysay
Xaraf HSubg HO5 xar
1

(f.g) Xoolo meel ku reebid.

2

(f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hawsha shirka ayaa saaka lagu bilaabay hadal uu jeediyay Madaxweynihii horee ee waddanka France Giscard d'Estaing oo ku saabsan qoraalka hindisahiisa uu ku dalbayo Madaxweyne Joogta ah iyo wasiir arima dibadeed oo Midowga Europe uu yeesho iyo qodoba kale.

”
“

Taasi waa gu’yaashii horee maanta arrinku sidaa waa ka duwan yahay.

”
“

Waa marka horee, burcadda, oo uu weheliyo kabtankii markabkaas Richard Phillips, waxay hadda saaran yihiin doonni yar oo kuwa nafta lagu badbaadiyo ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-reeyay, -reysay

Xarafka

H · HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
horee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan